Indheergarad

Indheergarad environmental friendly

03/01/2024

Arinka uu sooraan ka hadalay iyadoo aan jilid lahayn balse run ah ayaa Galkacayo shirkii beesha cumar maxamud ka dhacday

31/12/2023

Waa odaygii Indheergarad. Waxaan joogaa galkacayo oo aan u aaday shirweye beesha cumar maxamud ka socday nasiib wanaaga shirkii weli wax go'aan ma soo saarin. Shirka waxaa lagu lafagurayey sidii loo qaybsan lahaa xubna baarlamaanka puntland ka qayb geli lahaa. Ilaa hada guurtida wax go'aan lagama hayo laguna heshiin waa 4ta xubnood ee beesha dhextaal. Eebe ayaan uga baryayaa in uu talada waa fajiyo.

27/11/2023

Xagge dabka puntland kaga shidanyay marka aan xaqiiqada dul istaagno dhibaatada is faham la'aan ka soo burqanaya waa madaxweynaha Soomaaliya Hasan Sh. M. Maamulka Puntland iyo qolyaha ay is hayaan dhibaatada aad geysataan Xasan SHiikh looma qabsan doono, lagumana baneeysan karo in dadka iyo dalka dagaal la geliyo, waxaana dhinnacyada is haya ay tahay inay maanka ku hayaan Xasan SHiikh Maxamuud inuusan ahayn qof ay eeddu qabato ama ay damqeyso dhibaatada dadka Soomaaliyeed!.

19/10/2023

Ninoowna ha ku naaloon fikir iyo arin danahaaga guud ah in aad dad kula siman oo aan kula fikir ahay in aad ugu carootid taada haduu kula qaadan waayo. Garoowe shirar ku wajahan puntland xaalkeeda baa ka socda, hadaba kuwa shirarrka abaabulaya ee h**e uga qayb gelin jirin garabyo badan ee deegaanka degen ayaa maanta ka doonaya taageero kuwii ay h**e u lumiyeen. Hadaba maanta waxba yaan wakhti kaaga lumin raadinta dadkaas. Taladiinu waa habas goolkaasi dhalan waa.

20/09/2023

Tani waxay ina tusaysaa in shaqaalaha iyo ciidaku yahiin dad dalkooda daacad u ah balse aan helin xuquuqda ay leeyihiin, maamulka hada jira ma ah mid xil iska saara xuquuqda ciidanka iyo shaqaalaha. Hadii ciidanka iyo shaqaaluhu maanta shaqo joojin sameeyaan ku dareeran xafiisyada xaaraanta lagu kariyo ma waxaa la oran waa dambiilayaal maya saan qabo. War wasiirkii h**e ciidanka iyo shaqaalaha xilbuu iska saari jiray kani waa hurdaayoow. Saas bay ku rabaan mudo korarsi, wallaahay Aaranjaan baa dhaama.

SHAQAALAHA IYO CIIDAMADA PUNTLAND OO WAJAHAYA MUSHAAR LA’AANTII UGU WAKHTIGA DHEERAYD

Shaqaalaha iyo ciidamada dowladda ayaa wajahaya mushaar la’aantii ugu wakhtiga dheerayd ee Puntland ka dhacda tan iyo markii la as-aasay sannadkii 1998.

Wararka ayaa xaqiijinaya in dhammaan shaqaalaha iyo ciidamada kala duwan ee dowladda aysan wax mushaar ah qaadan in ka badan lix bilood.

Xukuumadda uu hoggaamiyo Siciid Deni ayaa taariikhda Puntland ku gashay dowladdii u horraysay ee mudda lix bilood oo xiriir ah aan bixin wax xuquuq iyo mushaar ah.

Shaqaalaha iyo ciidamada dowladda oo ku shaqeeya duruuf adag ayaa waxa u raacay xuquuq la’aanta haysata islamarkaana aysan jirin cid ay cabashadooda u gudbistaan si wax loogu qabto

17/09/2023

The ambiguities and the bad idea of ​​social cohesion is a remarkable issue that clearly led to a delay in the development of the community in Garowe district. Therefore, they should understand the group that is causing trouble and evil among the local people who have the same interests and they should be clearly dealt with the discrimination they are doing in the society.

31/08/2023

Gurgurte was cut short by the fraud committed against the national army, as well as the failure of the commander and the minister of national defense who have a long relationship with the Al Shabaab terrorist group. Today, it was revealed that the army group was always plotting for them to pass the army's information to al-Shabaab terrorists. Take a look at how many places where the American and Turkish troops have been trained and massacred, and the last one was Awsweyne, the best trained Somali army, which was the Danab brigade trained by Africom for a long time and the Gor-Gor army trained by the Turkish government outside the country.

Waxbadan baan iri adaa yaab arag. Maanta ciidamadii qaranka sida loo shirqoolay oo khawaarija loo hoday bal dhaysta Xasa...
30/08/2023

Waxbadan baan iri adaa yaab arag. Maanta ciidamadii qaranka sida loo shirqoolay oo khawaarija loo hoday bal dhaysta Xasan gurguurte iyo mahad kawaanle in ay khawaarij yihiin oo cadaatay. Waxaan tacsi tiiraanyo ah u dirayaa ciidamadii cadawga loo loogay. Eebe jantul fardowsa rug hawga yeelo dhamaatood. Aamiin

Dagaalkii Alshabab oo Fashilkii ugu waynaa uu ku yimid!!

14/08/2023

Waxaan dhamaan dadka soomaaliyeed waydiinayaa cida baabisay ciidankii Haramcad ee tayada lahaa? Markii Farxaan Qaroole la dilay ayaa magaciisa u dambaysay. Gurguurte miya?.

09/05/2023

Waxaan maqli jiray hasho maankayga gadaye ma masaar bay laqday. Xasan Gurguurte iyo Xamse Dabagal waxa ay muujiyeen colaada ay puntland u hayaan oo ay is leeyihiin ku burburiya reer puntland waxay noqotay mid midaysa mucaarad iyo muxaafid muujiyeyna in hadalada labadaas nin si wadajir ah loo wajho. Runtii warka ka soo yeeray DFS Madaxdeeda uu taageero u noqday wadajirka dawlada iyo shacabka puntland iyo u hiilinta SSC. Mahmaahda waxaan u soo qaatay mar ayaan is iri warkaani macnihiisu waa Deni taageero dadban oo ay dirayaan. Mahadsanid

Address

Garoowe

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252907747109

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Indheergarad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category