The Legacy of Heroes Museum

The Legacy of Heroes Museum Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from The Legacy of Heroes Museum, History Museum, Xudun, Laascaanood.

Maalinkaas Xagee Joogtay
06/11/2025

Maalinkaas Xagee Joogtay

Dugsi haddaan la helin, dhaxanta waa lagu daddoodaye Dabaylihiyo fooraa la tegi, daar waxaan geline Deyradhagafyadaan sh...
06/11/2025

Dugsi haddaan la helin, dhaxanta waa lagu daddoodaye
Dabaylihiyo fooraa la tegi, daar waxaan geline
Deyradhagafyadaan shidahayaa, dogobxo waaweyne

Dulbaax malaha xaajada middaan. diirka ka caddeyne
Diirfimo halkii aan lahayn, waa sidii danafe
Waxa dunida qaarkeed ka dhacay, dood aan ka iraahdo

Daayimow Allahayow adaan, dunina moogayne
Daandaansi ina-adanaa, loogu dawgalaye
Deyn nimaan ka qabin buu, nafluhu daba gelaayaaye


゚viralシypシ゚viralシhtag

Waxaan ku soo bandhigi doonaa Mujaahidka Kasta oo ku shahiiday Dagaalkii Xaqdoonka, Sawirkiisa, Taarikhdiisa hadii uu ka...
04/11/2025

Waxaan ku soo bandhigi doonaa Mujaahidka Kasta oo ku shahiiday Dagaalkii Xaqdoonka, Sawirkiisa, Taarikhdiisa hadii uu ka tagay caruur goobta uu ku dhintay iyo Hadafka uu u dhintay. In yar kadib waxaan bilaabi doonaa olale lagu dhisayo Matxaf laguna uruurin doonaa taariikhdii Sooyaalka 1900-2025 Daraawiishta Iyo Faracooda

Wixii Talo nagu Darso.

To become a beacon of memory and meaning  ensuring that the names and stories of the fallen and wounded from SSC Khaatum...
04/11/2025

To become a beacon of memory and meaning ensuring that the names and stories of the fallen and wounded from SSC Khaatumo are not lost but become part of the collective heritage; that the sacrifices are respected; and that the legacy of the Daraawiish

Address

Xudun
Laascaanood
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when The Legacy of Heroes Museum posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category