Ardaale Secondary School

Ardaale Secondary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ardaale Secondary School, Science Museum, Borama Awdal, Borama.

21/02/2026

Ogaysiis
Dugsiga Sare Ee Ardaale, Borama waxa ay ku wargelinayaan dhamaan ardayda iyo waalidiinta in Maalinta Bari ah oo bishu tahay 22/02/2026 Axad Dugsiga Fasax yahay sababo la xidhidha SALAADDA ROOB-DOONTA awadeed.

  1aad Shaacinta Natiijada imtixaanka Term 1
05/02/2026

1aad Shaacinta Natiijada imtixaanka Term 1

  1 xaflada shaacinta imtixaanka Term 1
05/02/2026

1 xaflada shaacinta imtixaanka Term 1

  4aad Xaflada Shaacinta Natiijada imtixaanka Term 1
05/02/2026

4aad Xaflada Shaacinta Natiijada imtixaanka Term 1

  3aad Xaflada Shaacinta Natiijada imtixaanka Term 1
05/02/2026

3aad Xaflada Shaacinta Natiijada imtixaanka Term 1

  2aad Xaflada Shaacinta Natiijada imtixaanka Term 1
05/02/2026

2aad Xaflada Shaacinta Natiijada imtixaanka Term 1

  1aad Xaflada Shaacinta Natiijada imtixaanka Term 1
05/02/2026

1aad Xaflada Shaacinta Natiijada imtixaanka Term 1

05/02/2026

Xafladda Shaacinta Natiijada Term 1
๐Ÿซ Dugsiga Sare ee Ardaale.

Maamulka dugsigu wuxuu si sharaf leh u qabtay xaflad lagu shaacinaayey natiijada imtixaanka Term 1, laguna maamuusay ardaydii dadaalka iyo kartida muujisay.
๐Ÿ“š

Waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ardayda guulaystay, gaar ahaan kuwa kaalmaha h**e galay. Guushiinnu waa sharaf iyo dhiirrigelin!

&_GUUL_WADAAG!
Waad ku mahadsan tihiin dadaalkiinna iyo himilada sare ee aad gaadheen

๐Ÿ—“๏ธ Arbaca, February 4, 2026

16/01/2026

Ogaysiis
Dugsiga Sare Ee Ardaale, Borama waxa ay ku wargelinayaan dhamaan ardayda iyo waalidiinta in Maalinta Bari ah 17/01/2026 Sabti Dugsigu fasaxyahay ISRAA WAL MICRAAJka awadeed.

TACSI.ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† Gudoomiyaha Wasaarada waxbarashada gobolka Awdal Xuseen Caateeye...
08/12/2025

TACSI.
ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

Gudoomiyaha Wasaarada waxbarashada gobolka Awdal Xuseen Caateeye Gaafane iyo dhamaan shaqaale-weynaha wasaarada waxa ay tacsi tiiraanyo leh la wadaagayaan waalidka, ehelka, maamulka, macalimiinta iyo ardayda uu ka baxay AHUN marxuum Baashe Mustafe Cabdilaahi oo ka mid ahaa ardayda dugsiga sare ee Sh. Ali Jawhar Secondary School kaasi oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaadhay mudaharaadyadii Boorama maantana lagu aasay xabaalaha Goroyo-cawl ee koonfurta magaalada Boorama.

Sidoo kale gudoomoyaha wasaarada waxbarashada gobolka Awdal waxanuu si guud ugu tacsiyeynayaa dadkii ku geeriyooday mudaharaadyadii Boorama. Waxa uuna caafimaad degdeg ah ILaahay u weydiiyey intii ku dhaawacantay mudaharaadyadaasi.

Wasaaradda Waxbarshadda Iyo Sayniska G.Awdal

05/12/2025

Ogaysiis ogaysiis

ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡
Waxaan idin faraynaa ardayda, waalidiinta iyo macalimiinta Dugsiga Sare Ee Ardaale in dugsigu fasax yahay ilaa inta xaaladda magaalada hagaagayso.

Wixii soo kordhana halkan ayaa laydinkala socodsiin doonaa Insha Allah..

Barnaamijka Akhriska ee Ururka Akhris-MaalSubaxnimadii h**e ee saaka ayaa si xiiso leh loogu qabtay dugsiga Sare ee Arda...
18/10/2025

Barnaamijka Akhriska ee Ururka Akhris-Maal

Subaxnimadii h**e ee saaka ayaa si xiiso leh loogu qabtay dugsiga Sare ee Ardaale Secondry School barnaamijka โ€œAkhriskaโ€ oo uu soo agaasimay Ururka Akhris-Maal.
Barnaamijkan ayaa diiradda lagu saaray arrimo muhiim ah oo la xidhiidha kor u qaadidda akhriska, fahamka, dadaalka waxbarasho, iyo kobcinta aqoonta iyada oo lagu dhiirrigelinayo akhris joogtada ah

Ugu dambayn, barnaamijku waxa lagu soo gabagabeeyay tartamo akhris iyo faham oo ay ardaydu ka qayb galeen, waxaana guusha qaaday ardayad kamid ah hablaha dugsiga, taas oo lagu maamuusay abaalmarin dhiirigelin ah oo ah buug.

Barnaamijku wuxuu ku dhammaaday jawi degan


๐Ÿ—“๏ธ Sabti , October 18, 2025

Address

Borama Awdal
Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ardaale Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Museum

Send a message to Ardaale Secondary School:

Share

Category