ARliyo News

ARliyo News Hadaf kayagu waa meel bararug bulsho

Shahiid kasta oodhinta waa ehel jano Waad shihiideen Ana waynu idinka daba iman ama hadafkiina ayaynu rumayn  gadabuursi...
05/12/2025

Shahiid kasta oodhinta waa ehel jano
Waad shihiideen Ana waynu idinka daba iman ama hadafkiina ayaynu rumayn gadabuursina gobo nimuu kunoolaan

Dhalinyarta boorama joogtaa horjoogayaal jaheeya ayay ubaahan yihiin dagaal geliya si khasaarahoodu uyaraado

Foostada ama gaadhiga aad riixaysaan mariixmayo  aderayaal ganacsatooy iyo caaqilada siyaasada horay ugu soo fashilmoow ...
25/11/2025

Foostada ama gaadhiga aad riixaysaan mariixmayo aderayaal ganacsatooy iyo caaqilada siyaasada horay ugu soo fashilmoow ka jooga

Ma qar soodinee umada hadii aad ka fadhisan waydaan magac diina iyo muuqaladiina bulshada waa lala wadaagi umadan sharafkeeda iyo karaamadeeda inad meel uga dhacdaan hadaad isku baahaysateen noqon maysee kajooga aderayaal. Siyaasi fashilmay iyo ganacsade umadan dhecaan keeda miirtay inuu sharafka umadan hadana dilo la idinka yeeli maayo aderayaal kajopaa waxba ha kala baha bahaynina

11/11/2025
11/11/2025

Laboʻ. Wax ka dhexeeya oo go anka birito soobaxaya an kasugnaa wa labo mid uun 🤞✌️guul ama kudawaqis dagaal

Halgan waxa u astaan ah xadhig, dil, masaafurin, Raaxo, la aan jiif siga meel aan nolosha kuwanag sanayn socodka socod k...
01/11/2025

Halgan waxa u astaan ah xadhig, dil, masaafurin,
Raaxo, la aan jiif siga meel aan nolosha kuwanag sanayn socodka socod kabadan ka umada kali socoto. Fikir kabadan ka umada kali fikirto
Hurdo yari ama hurdo la aan dhafar badan iwm

Umad waxa aad badali kartaa marka aad intaa udiyaar galawdo

Umad waxa aad mustaqbal keeda kashe kayn karta markaa intaa udiyar galawdo

Umadad waxa aad uhal gami karta marka aad ogaato jiri taankagu inuu ku xidhan yahay jiritaan kooda

Umad waxa aad uhalgami kartaa marka aad ogaato sharafkaagu inuu kuxidhan yahay umadaada oo sharaf yeelata

Umad waxa aad uhalgami karta horu marinteda
Marka aad ogaato inaad horu martaa inay ku xidhan tahay umadada oo horu marta

Umadi waxay umad kutahay dhulka ay degan tahay iyo horumarkiisu intuu gaadh siisan yahay

Umad waxay umaduhu ixtiraaman markay dhulka ay degan tahay horu mariso

Umad waxa wax lagu darsadaa markay dhulkeda wax ka qabsato umad an wax qabad lahayn koomka lagama jecla

Umad callaa casha koomka lagama jecla

Umad dhalisha ay iyadu ledahay umad kale saarta koomka ixtiram iyo qadarin kuma leh

Umad umadkale wax kasugta koomka lagama jecla cidina ma ixtiraamto. Tusaale waxa u ah

Maskiinka dawarsada iyadoo sadaqada lasiinayo ayaa hadana labah dilaa dheri nin kale karsaday markad umarti noqoto bahdilad waa kuu Dan iyo dawba

Waxa nasiib daro ah sanadihii udan beyey cabudhinta iyo afduubka lagu hayo dhalinyarada gobolka awdal 10kii sano ee udan...
25/10/2025

Waxa nasiib daro ah sanadihii udan beyey cabudhinta iyo afduubka lagu hayo dhalinyarada gobolka awdal 10kii sano ee udanbeyay 1000dhilinyara inkabadan ayaa xabsiga galay qaar way kudhinteen qarna way ku curyameen qaar wadankaba way isaga haajireen kolkaa kacdoon baa iman doona uusobob xadhiga dhalinyaradaasi

Hadan xuso dhalinyaradii laxidh xidhay anoo cod sanayo sawiradooda in cidkasta wakhtigii laxidhay inay nala soo wadaagto barmaamish 10ka sano waxa kudhacay dhalinyarada rer awdal iyo dul qad soda ayaynu diyarinaynaa

Halgane Xuriyo Abwaan Guhaad Farxaan Xaaji Eng-Bawlah Bawlah Bawlah Naafic Mohamed Qaadi Yacquub Ciise Muuse Abdihakiim Yusuf Ahmed Mizaan Khairdon
1.dhalinyaradoo loo xidhay sami qaybsiga ama in dastuurka lafuro
2.dhalinyaradii loo xidhay qadiyadii awdal state
3.dhalinyaradii looxidhay xusidii shuhadadii snm boorama iyo dila kuxasuuqday
4.dhalinyaradii loo xidhay ugaasta taageeradiisa
5.dhalinyaradii loo xidhay badayadu iib maaha
6.dhalinyaradii loo xidhay saylac dufaaceeda

Iwm. Way badan yihiin dhalinyaro danaha tolka loo xidhay qarna uhaajireen book waxaynu samaynaynaa ugaadhsiga dhalinyarada haldoorka awdal iyo soomaliland

Bal kawarama hadaynu qaamuus xusuus mudan kasamayno tacadiyadan haldoorka umadan kudhacaya

waxa nasiib xumo ah dad iyo deegan nabada in nabad gelyo daro laga abuuro  bulsho wallaalo ahna dabka la isugu dhiibosid...
27/08/2025

waxa nasiib xumo ah dad iyo deegan nabada in nabad gelyo daro laga abuuro
bulsho wallaalo ahna dabka la isugu dhiibo

sida aynu lasocono beryahan magalada hargaysa waxa kàsocda qorshe dab lagu sudhayo dad nabad ah

sida xogaha rasmiga ah aan kuhayno odayada iyo badhasaabka beesha ciise ayaa waxa ay ruqsadii ogolaashaha inay kusoo bandhigan Saylac xeerkii ciise beryahanba ufadhiyaan hargaysa iyada oo wasaarada arimaha gudaha laga dhaadhicinaayo inay beesha ciise keliya danbaaabto gobolka selal se aynu ugnahay arinkaa inuu been yahay

wasaarada arimaha guduhu yaynan kudegdehin arinkaa oo abuuri doona isku dhacbulsho oo warqadaa hadii ay wasarada arimaha gudaha kasoo baxdo dhibay horseediye wasaradu yaysan fududaan

waxa kaloo jira ku afhayeenka beesha ciise sheegta oo beryahanba aflagaado kadhan ah besha gadabuursi kawada magalada hargaysa aynu ognahayna arinkaa in lagula socdo

markale iyo suldankii guud ee waqooyi galbeed
26/08/2025

markale iyo suldankii guud ee waqooyi galbeed

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ARliyo News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category