07/10/2025
📌
Kuwa sabab la'aan kuu neceb waa dadka kuugu aqoon badan. Way ku baadheen, dabeecaddaadana way baadheen, oo akhlaaqdaada ayay daraaseeyeen.
Ma noqon karaan adiga, kuuma Gaadhi karaan sida aad tahay. Way ku neceb yihiin sababtoo ah waxaad xasuusinaysaa awood la'aantooda. ♥️