Shalay iyo manta

Shalay iyo manta welcome shalay iyo manta

libaax baddedka waxuu u tarmaa laba nuuc  A) libaxa badda waa isku tagaa waxa u na dhalaa ilmo nool ( viviparous), libax...
12/02/2024

libaax baddedka waxuu u tarmaa laba nuuc
A) libaxa badda waa isku tagaa waxa u na dhalaa ilmo nool ( viviparous), libaxa dhadiga ah waxay carurta sidaa 2 sano, waxayna dhashaa caruur ilko leh horayna ka bilaabo in ay wax u garsadaan, waxayna dhadiga dhashaa cel celis ahaan 10 ilaa iyo 100 waxayna ku xiran tahay jinsiyadayda
B)kuwa dhalo ukumo ( oviparous), waa libaax baddka dhalo ukumo si uu tarmo ama reproduction u sameeyo waxuuna ukumaha ku dhex sidayaa badda dhaxdayda, horay ayey ka dilacaan oo ay ilmo ka noqdaan,

Address

Mogadishu

Telephone

+252618021756

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shalay iyo manta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Museum

Send a message to Shalay iyo manta:

Share

Category