01/04/2023
๐๐ฎ๐ฎ'๐ถ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ถ๐๐ถ๐ป๐๐ฎ (๐๐ฒ๐๐ฎ๐บ๐ฒ).
๐๐ข๐ฌ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ waxaa laga helaa Nafaqooyin kala duwan iyo fiitamiino uusan jirka bini aadamka usan ka maarmi karin iyo macdan muhiim ah u caafimaad-ka jirka oo waxay qani ku tahay dhamaan qaybaha kala duwan Ee Nafaqada sida: kaarboheydareytka, borotiinka, Duxda, Fiitamiinka iyo macdanta.
Arinta muhiimka ah ayaa waxay tahay cabir dhan tumun ama 100 garaam oo sisin ah waxa laga helaa 100% xaddiga macdanta (minerals) jirku u baahanyahay maalinti : Calcium 100%, Iron 100% , Magnesium 100% , Phosphorus 100% ,iyo Zinc 100% ,
Sido kale waxa laga helaa 50% xaddiga fiitamiinada B jirku u bahanyahay maalintii : B 1,B2,B3,B6,B9
sisintu waxaa laga dhaliyaa salida macsarada.
1.Waxay kor uqadaan caafimaadka waxayna ka hortagtaa xanuunada lafaha sida rumatiisamka : waxa ku jiro macdanta calcium, phosphorus ,zinc oo qayb ka ah qaab-dhismeedka iyo dayac tirka lafaha.
2.Waxay u fiicantahay Dheef shiidka : waxay qani ku tahay maadada faybarka (fiber) oo ka hortagto calool-fadhiga sidoo kale fiitamiinada B waxay ka qayb qaataan burburinta/ dheefshiidida cuntada .
3.Waxay u fiicantahay badqabka ilmaha uurka kujiro : waxa kujiro maadada folic acid ama B9 oo loo bahanyahay inay qaadato hooyada uurka leh hadii maadadaan ay ku yartahay hooyada waxay ilmaha ku keentaa halis caafimaad sida xangulaha ilmaha oo kasoo kuusmo dhabarka.
4. Waxay yareysaa xanuunada Neerfaha iyo walwalka ama walbahaarka : maadoonyinka magnesium ,cacium, fiitamiin B waxay muhiim u yihiin shaqada neerfaha iyo gudbinta fariimaha neerfaha .
5. Waxay ka hortagtaa dhiig yarida : xaddiga badan ee maadada iron waxay kamidtahay qaab-dhismeedka nunugyada dhiigga cascas.
6.Waxay u fiicantahay maqaarka : waxa kujiro noocyo kamid ah duxda oo muhiim u ah caafimaadka maqaaraka.
7.Caafimaad wadnaha : waxa ku jiro duxda unsaturated fatty acid oo ka hortagto cholestrol-ka xun sido kale macdan sida magnesiun oo muhiim u ah shaqada wadnaha.
8.Waxay ka qayb qaadataa difaaca jirka iyo walxaha suntaaa oo jirka laga saaro : waxa ku jiro xaddi aad ubadan maadada zinc oo ka qayb qaadato shaqada difaaha jirka.
9.Waxay muhiim u tahay hooyada nuujinayso iyo ilmaha : waxa kujiro borotiin iyo duxda muhiimka u ah koritaanka ilmaha iyo macdanta zinc ,magnesium iyo calcium oo ah nafaqooyinka muhiimka u ah hooyada iyo dhalaanka
10.waxay yareysaa caabuqa jirka iyo xanuunka sida caado wareenka.
๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฒ-๐ฑ๐ต๐ฒ๐ต oo gaarsii asxaabtada si ay uga faaideystaan.