Saddex-geed. Do

Saddex-geed. Do HD moveis , Action, and and

Nin Espainish 🇪🇸ah ayaa in ka badan 10 sano telefoon kula xiriirayay haweeney uu ku qanciyay inuu yahay “Ilaah”, kana co...
10/12/2025

Nin Espainish 🇪🇸ah ayaa in ka badan 10 sano telefoon kula xiriirayay haweeney uu ku qanciyay inuu yahay “Ilaah”, kana codsaday inay lacagteeda dhigato “Bangiga Jannada” halkii ay ka dhigi lahayd bangiyada adduunka.

Wuxuu u sheegay in “Bangiga Jannada” uu ku yaal dukaan ku dhex yaal magaalada León, uuna ka dalbaday inay gasho dukaankaas, furto jaranjaro yar (drawer) oo ay lacagta geliso. Haweeneydu way rumaysatay arrintaas waxayna sannado badan booqan jirtay dukaanka, lacagteedana ku ridaysay jaranjaradaas illaa ay eber noqotay .

Markii lacagtii ka dhammaatay, ninkii ayaa haddana ku qanciyay inay deyn ka qaadato bangiyada, taas oo ay sameysay, ka dibna dhammaan deyntii waxay ugu shubtay jaranjaradii uu u sheegay.

Wadarta lacagaha ay bixisay waxay gaartay €300,000.

Wuxuu sidoo kale ku qanciyay in ehelkeedu “ U dhimandoonaan cudurro” haddii ay arrinta u sheegto, sababtoo ah “ hawlha samafalku waa in uu sir ahaadaa adiga iyo Rabbiga dhexdiinna”.

Gadaal Dambe ayaa la ogaaday in ninka khiyaameeyay oo magaciisu yahay Víctor uu ahaa saaxiib qoyskooda ah , kana shaqaynayay khiyaamadaas muddo 10 sano ah oo uu si heer sare ah u jilayay.

Boolisku waxay arrinta ogaadeen dhawaan, waxaana soo baxday in dukaanka ay haweeneydu lacagta dhigaysay uu isagu lahaa.

Waxaa la xiray, waxaana laga yaabaa inuu wajahayo 8 sano oo xabsi ah, ganaaxyo lacageed, iyo in uu lacagihii oo dhan dib ugu celiyo dhibbanaha.

Go’aanka ku saabsana  dhismaha dawladda Falastiin oo ay soo jeediyeen Sacuudiga iyo Faransiiska ee Qaramada Midoobay aya...
12/09/2025

Go’aanka ku saabsana dhismaha dawladda Falastiin oo ay soo jeediyeen Sacuudiga iyo Faransiiska ee Qaramada Midoobay ayaa lagu ansixiyey aqlabiyad 142 cod ah, halka 10 dal ay diideen, iyo 12 dal oo ka aamusey.

Dalalka ka soo horjeestay go’aanka:

Maraykanka – Israa’iil – Arjantiin – Majaaristaan (Hungary) – Baragwaay – Nauru – Mikroneesiya – Palau – Papua New Guinea – Tonga.

Dalalka ka aamusey:

Jamhuriyadda Jek (Czech Republic) – Kameruun – Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo – Ekuwador – Itoobiya – Albaaniya – Fiji – Guwatemaala – Samoa – Waqooyiga Masedooniya – Moldofa – Koonfurta Suudaan.

10/09/2025

All goals from last matches

09/09/2025

Match Nations goals

07/09/2025

Matchs tonight

06/09/2025
تصريف المالك في ملكه❤️❤️❤️❤️
05/09/2025

تصريف المالك في ملكه❤️❤️❤️❤️

05/09/2025

Last matchs and summery goals

Harriet Tubman (1820–1913) waxay ahayd halgama  asal Afrikaan ah.Maraykan ku noolayd. Waxay ku dhalatay addoonsi waxayna...
31/08/2025

Harriet Tubman (1820–1913) waxay ahayd halgama asal Afrikaan ah.

Maraykan ku noolayd. Waxay ku dhalatay addoonsi waxayna la kulantay tacaddi badan. Sannadkii 1849 ayey ka carartay, marar badan bayse ku soo noqotay iyadoo adeegsanaysa tuunboyinka “Tareenka dhulka hoostiisa”, halkaas oo ay boqolaal addoomo kale xorriyad ugu horseeday.

Tubman waxay tiri: waxan xoreyay 1000 adoon 1000 kalena waan xorayn laha , Hadii ay oganlahyen inay addomo yihiin.

Address

Mogadishu
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 23:55
Tuesday 09:00 - 23:55
Wednesday 09:00 - 23:55
Thursday 09:00 - 23:55
Saturday 09:00 - 23:55
Sunday 09:00 - 23:55

Telephone

+252634753951

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saddex-geed. Do posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Museum

Send a message to Saddex-geed. Do:

Share