Xamari Studio Godey Gacalo And Photograper

Xamari Studio Godey Gacalo And Photograper Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xamari Studio Godey Gacalo And Photograper, Art Gallery, EAST Street NORTHAMPTON, Northampton.

Goat 🐐 Greatest Of All Time
02/06/2026

Goat 🐐 Greatest Of All Time

Hambalyo Hambalyo Meher Wacan Mudane   Mohamed Abdul Budul iyo Marwadiisa           Khadra Daahir
31/05/2026

Hambalyo Hambalyo Meher Wacan Mudane
Mohamed Abdul Budul iyo Marwadiisa
Khadra Daahir

30/05/2026

Welcome Dhalinyaro

29/05/2026

Xafladii Valencia

Ciid Wanaagsan Maamulka iyoDhalinyarada Valencia oo Yeeshay kulan Munaasibada Ciidul Adxa awgeed kulankan oo ahaa mid Si...
29/05/2026

Ciid Wanaagsan

Maamulka iyo
Dhalinyarada Valencia oo Yeeshay kulan
Munaasibada Ciidul Adxa awgeed kulankan oo ahaa mid Si Heer-sare ah loosoo agaasimay ayay yeesheen dhalinyaradu Kulankan Ayaa kadhacay Duleedka Magaalada Godey
Dhalinyarada Valencia ayaa kawada hadlay Sidii kor logu Qaadi lahaa hawlaha Tabarucaadka Ee Uyaala Sida Barnaamijka Caawinta Dadka Danyarta ah
Barnaamijka Dhiig shubista
Taageerada Dhalinyarada Dhexdooda ah Sida in dhalinyarada magaalada laga wacyigaliyo Balwadaha iyo waxyaabaha Naftooda khatarta galinkara
Sidookale inay dhalinyaradu kaqayb qaadato Hawlaha Hormarka iyo Nabad-galiyada iyo in dhalinyarada lagu baraarujiyo Inay Waxbarashada Xooga saaraan Sida Farsamada Gacanta
Gabagabadii munaasabadan ayay dhalinyaradu Goobta kulanka ku oogeen 3da Rak-cadood ee Salaada makhrib

Allaah mahadleh

27/05/2026

Waxaa saaka lagu oogay Labada ragcadood ee salaadda ciidda garoonka kubadda Cagta ee Magaalada Godey.

Muslimiinta Caalamka Guud ahaan, kuwa dalka Itoobiya Iyo Deegaanka Soomaalida gaar ahaanna Ciid Mubaarak, kullu-caam wa antum Bilkhayr.

Nabad kuciida

Ciid Mubaarak!Ciid wanaagsan dhammaan muslimiinta      ku nool daafaha dunida.
27/05/2026

Ciid Mubaarak!

Ciid wanaagsan dhammaan muslimiinta
ku nool daafaha dunida.

Eid Mubarak Dhamaan Umada muslimiinta        Ee Aduunka Kunool Garoonka Weyn Ee Godey Gacalo
27/05/2026

Eid Mubarak Dhamaan Umada muslimiinta
Ee Aduunka Kunool Garoonka Weyn Ee Godey Gacalo

26/05/2026

Musharaxiinta xisbiga Barwaaqo ee ka sharaxan MM Godey ayaa ka qaybgalay furritaanka wareegga sannadlaha ah ee kooxaha heerka koowaad ee MM Godey.

wareegga sannadlaha ah ee loo qabto kooxaha heerka koowaad ee ka dhisan MM Godey, kaas oo ay soo qabanqaabiyeen Xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaaraha ee MM Godey Ayaa waxay Musharaxiintu dhalinyarada Ka caawiyeen islamarahaantaana ku wareejiyeen Agabka ciyaaraha taasoo Qayb Ka ah dhiirrigelinta ciyaaraha iyo xoojinta xiriirka bulshada iyo bahda sports-ka.

Musharaxiinta ayaa intii uu socday wareeggu salaan iyo dhiirrigelin u jeediyay ciyaartoyda iyo taageerayaasha, iyagoo tilmaamay muhiimadda ay ciyaaruhu u leeyihiin mideynta bulshada, kobcinta dhalinyarada iyo horumarinta hibada ciyaaraha ee deegaanka.

Musharaxiinta xisbiga Barwaaqo ee ka sharaxan MM Godey oo horkacayo Musharax Xildhibaan Eng Axmed Miraad Layli ayaa ka q...
26/05/2026

Musharaxiinta xisbiga Barwaaqo ee ka sharaxan MM Godey oo horkacayo Musharax Xildhibaan Eng Axmed Miraad Layli ayaa ka qaybgalay furritaanka wareegga sannadlaha ah ee kooxaha heerka koowaad ee MM Godey.

wareegga sannadlaha ah ee loo qabto kooxaha heerka koowaad ee ka dhisan MM Godey, kaas oo ay soo qabanqaabiyeen Xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaaraha ee MM Godey Ayaa waxay Musharaxiintu dhalinyarada Ka caawiyeen islamarahaantaana ku wareejiyeen Agabka ciyaaraha taasoo Qayb Ka ah dhiirrigelinta ciyaaraha iyo xoojinta xiriirka bulshada iyo bahda sports-ka.

Musharaxiinta ayaa intii uu socday wareeggu salaan iyo dhiirrigelin u jeediyay ciyaartoyda iyo taageerayaasha, iyagoo tilmaamay muhiimadda ay ciyaaruhu u leeyihiin mideynta bulshada, kobcinta dhalinyarada iyo horumarinta hibada ciyaaraha ee deegaanka.

Address

EAST Street NORTHAMPTON
Northampton
NN15JZ

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xamari Studio Godey Gacalo And Photograper posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category